TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo ka socota Baydhabo

Waxaa goordhaw hool kuyaala Madaxtooyada magaalada Baydhabo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , waxaana doorashada ku tartamaya ilaa shan musharax. Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa ku sugan wafdi Wasiiro ah oo katiran Dowlada Federaalka Soomaaliya , waxaana la sheegay in hoolka doorashada ka dhaceyso in aysan wali soo gaarin wakiilada beesha Caalamka. … Continue reading TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo ka socota Baydhabo